Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro,

 Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro, su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah, maxaa keenay in nabadu tahay muhiim. Sidee nabada muhiim utahay?






Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii. Dalka markii uu burburay waxaa gebi ahaanba ka hayaamay duurjoogtii iyo dadkii, waxayna noolal cusub ka raadiyeen wadamada deriska, waxaa sidoo kale nabaadguuray dhulkii.

Nabada ma ahan wax la iska hela balse waa wax lagu bixiyo juhdi iyo waqti dheer si loo difaaca jiritaankeeda, hadaba ummada soomaaliyeed waxa ay nabada ku heli karaan in la raadiyo nabadda sida saxda ah.

Waxaa jirta maahmaah ingiriis oo dhehayso “ If you want peace prepare for war” hadii aad rabto nabad udiyaargarow dagaal yacni waxaa halkan ku cad in nabada aanan si sahlan loo heli Karin. Ummad kastaa waxay abuurataa nabadeeda, soomaalida nabadeeda ha abuurato.

Comments

Popular Posts